WAA MAXAY FOREX

 WAA MAXAY FOREX 

waxa lagayaaba in mararbadan aad maqashay forex dhegtaadana ay ku badatay dad badan oo kuleh forex ban ka shaqaysanaa aad maqashay hadaba waxaan kula wadaagaya waa maxay forex?

Forex waxaa lagasoo gaabiyay Forieng Exchange oo Macneheedu yahay sarifka iyo isku-bedelka lacagaha qalaad, Waa suuqa maaliyadeed ugu faca weyn dunida waxaana maalin kasta laga faa’iidaa aduun lacageed oo dhan $5.3 Trillion oo dollarka maraykanka ah.

Forex maaha suuq cid gaar ah oo keli ahi ay awood uleedahay inay ka shaqaysato, Ee waa Suuq dhaqaale iyo lacago kala duwan lagu sarifo oo qof kasta oo aqoon iyo khibrad ulihi ka samayn karo faa’iido joogto ah iyo dhaqaale fiican.

Bal qiyaas imissa badeeco iyo ganacsi ayaa maalinkii ukala goosha dalalka dunida?
Bal malee imissa qof ayaa caalamka maalin kasta ukala safra dhulal kala duwan?
Dhamaan lacagaha dalalka dhaqaalaha ku horumaray iyo kuwa soo koraya waxay maraan sarifka suuqa Forex.

YAA KA SHAQAYSTA SUUQA FOREX?

suuqa forex waxaa ka shaqaysta dad kala duwan waxana ka mid ah dadka ka shaqaysta suuqa forex

1.dowladaha iyo bangiyada 

2.bangiyada khaaska loo leeyahy 

3.ganacsato iyo shirkado waa wayn 

4. shacabka iyo dadka caadiga ah

5.  ani iyo adi 

SIDEE LOOGA SHAQAYSTAA FOREX?

Shaqada suuqu waa joogto 24/5 marka laga reebo laba maalin oo kala ah Sabti iyo Axad oo suuqu gebi ahaanba xidhanyahay, Maalmaha kale ee shanta ah si dhamaystiran Habeen iyo Maalin suuqu wuu shaqaynayaa, SI aad suuqan uga faa’iido waxaad ubaahantahay aqoon iyo garab.

MAXAA LA IIGA BAHANYAHAY SI AAN SUUQA UGU SOO BIIRO OO AAN UGU GANACSADO?

Si aad uga shaqeysatid waxaad u baahan tahay:

1. Aqoon  

2. Mobile ama Laptop

3. Internet

4. Lacag ugu yaraan 50$ doolar


SIDEE AYAAN U  BARTAA QOONTA SUUQA FOREX?

Aqoonta suuqu  forex uma baahna wakhti badan iyo shahaado jamacadey iyo mid school , keliya waxaad tilmaansataa goob aad ka helayso aqoon tayaysan iyo hab-raac hufan. 


GUNAANAD

waa xirfad u baahan in aad waqti badan galisid dadaal badan iyo juhdi kaaga baahan

raadi xog baadn  riix calamada cas 

9 Comments

Post a Comment

Post a Comment

Previous Post Next Post