10 XIRFAD OO AY MUHIIMD TAHAY IN AAD BARATO 2023

 

DIGITAL MARKETING

waa muhiim in aad barato xirfada suuqgeynta digitaalka ah si alaab ama badeeco ugu iibiso suqyada onlineka dhinacaas iyo internet ka 

eCOMMERCE 

wax ku iibsashada iyo iibinta online-ka  

internet-ka ama online-ka waa suuq wax lagu kala iibsado.Aqoon iyo faham kugu filan kaqaado habka online ka loogu ganacsado ama wax loogu iibiyo

wixii xog dheeri ah inta kaga bogo RIIX

WEB DESIGNING

web designing waa nash qadeynta website-yada

Baro sida website loogu nashqadeeyo  Wordpress,Blogging,s

hadii aad ubahn tahay website in lagu dhiso riix calamada cas RIIX INTA

VEDIO EDITING

Muqaal sameeynta waa illaha ugu weyn caalamka ee laga sameyo dhaqaalo

Baro barnaamijyada muuqaallada lagu sameeyo laguna habeeyo sida After  Effect iyo Premier Pro

GRAPHIC DESIGN

Graphic Design waa inaad abuurto  muuqaal ama sawir.

Baro Graphic design waa barnaamij wax lagu nash qadeeyo sida Adobe Photoshop.Illustrator iyo inDesign

CONTENT CREATION 

Wax samee, online soo gali, lacag ka samee

Baro sida loo noqdo content creation waxna loo curiyo lona soo gudbiyo xogo nuxur iyo wax tar leh,

si aad fariintada ugu dhaadhiciso dadka aad lahadleyso ama ku daawanaaya 

FOREX

Waa suuqa maaliyadeed ugu faca weyn dunida waxaana maalin kasta laga faa’iidaa aduun lacageed oo dhan $5.3 Trillion oo dollarka maraykanka ah.

Baro suuqan si aad naftaada u hor mariso riic calamada cas INTA KAGA BOGO 

DATA ANALYSIS

Baro barnaamijyada xogaha lagu la iskugu daba rido. sida microsoft excel ,SAS ,SPSS, 

iyo kuwa kle oo  fara badan

 AI GENERATIVE

baro adegsiga aaladaha leh caqliga macmalka ah. oo kaa cawinaayo wax yabo badan oo kla duwan sida curinta qoraallada, sawirada, muuqaallada,sawirrada iwm

BLOGGING

Blogging waa xirfad ka mid ah xirfadaha onlinka looga shaqeesto waliba lagu tilmaamaa tan ugu fudud barashadeeda ama in lacag laga sameeyo, xirfadaan kaliya Article(qoraal) aad qortid ayaa uga shaqeesaneesaa Dadka xirfdaan leh waxaa loo yaqaan Publishers Ooo waa dad qoraal un ku shaqeesto.


 riix calamada cas si aad uhesho xog dheraad ah oo ku saabsan blogging INTA KAGA BOGO 



6 Comments

Post a Comment

Post a Comment

Previous Post Next Post