Waa maxay blogging


Waa maxay blogging?

Blogging waa xirfad ka mid ah xirfadaha onlinka looga shaqeesto waliba lagu tilmaamaa tan ugu fudud barashadeeda ama in lacag laga sameeyo, xirfadaan kaliya Article(qoraal) aad qortid ayaa uga shaqeesaneesaa Dadka xirfdaan leh waxaa loo yaqaan Publishers Ooo waa dad qoraal un ku shaqeesto.

 Side ku bilaawaa bloging?

 In aad xirfadaan bartid ma ahan wax adag sidoo kale qarash badan kaagama baxaayo oo si dhaqsi qarash yar ayaad ku baraneesaa xirfadaan si aad u bartid xirfadaan dhow tilaabo ayaad qaadeesaa 

.Inaad Courses qaadatid
.Inaad baratid sida post loo qoro 
.Inaad baaritaan badan sameesid xog ku saabsan xirfadan. 

Wax yaabaha lagaa baahan yahay

 Inaad bolgger noqotatid waxaa kaa xigta oo kale tilaabooyinkaan soo socdo: 

.Inaad lahaatid website aad kusoo gudbisoo postskaaga 
.Inaad account adsense aad furatid 
.Inaad baratid SEO 
.Inaad fahantid sida posts loo helo 
.Inaad heshid qof ku garab qabto 

Sidee account adsense u furtaa?

 Account adsense inaad furatid waxaa ka xiga inaad address dibada ah heshid waliba wadamada loo ogal yahay adsensga sida UK AMA USA kuwaas oo ah kuwa ugu fiican dhanka daqliga. 

Sidee loo bartaa SEO? 

SEO search engine optimize waa in websitekaaga kazoo muuqda qeybaha hore ee searchka ama hadaan si kale u dhigo waa in hadii google lagu qoro macluumaad ku jirta websitekaaga waa in uu ahaada macluumaadka ugu horeeyo ee lasoo bandhigaa marka SEO ayadaaba u baahan inaad dhowr course aad qaadatid si aad si buuxda ugu fahantid.

 Sidee ayaa posts loo helaa?

Posts waa qoraalka aad soo galineesid websitekaaga waxa uu leeyahay sharciyo loo maro marka post la diyaarinaayo sida inaad samesid title,heading iyo subheading kuwaas oo websitekaaga ka dhigaayo mid soo jiidasho leh aqriskana u fudud.

 Waa in postskaaga noqon mid aad u yar sida 50 eray ookale ama inuusan noqon postskaaga mid soo laalaabanaayo Oo inta aad post soo galisid hadana isla asagii kusoo celisid. 

Postskaaa waa inaad kusoo dartaa image kuwaas oo websitekaaga ka dhigayaan mid indhaha u roon oo soo jiidasho leh Waxaa jiro pots kuwaas oo qoro postga aad doonesid si bilaash ah iyo kuwo lacagu ku qaata inay kuu qoraan posts.

HADII AAD UBAHAN TAHAY IN LAGU DHISO NAGALA SOO XIDHII  RIIX



2 Comments

Post a Comment

Post a Comment

Previous Post Next Post