waxa lagayaaba in mararbadan aad maqashay forex dhegtaadana ay ku badatay dad badan oo kuleh forex ban ka shaqaysanaa aad maqashay hadaba waxaan kula wadaagaya waa maxay forex?
Forex waxaa lagasoo gaabiyay Forieng Exchange oo Macneheedu yahay sarifka iyo isku-bedelka lacagaha qalaad, Waa suuqa maaliyadeed ugu faca weyn dunida waxaana maalin kasta laga faa’iidaa aduun lacageed oo dhan $5.3 Trillion oo dollarka maraykanka ah.
Forex maaha suuq cid gaar ah oo keli ahi ay awood uleedahay inay ka shaqaysato, Ee waa Suuq dhaqaale iyo lacago kala duwan lagu sarifo oo qof kasta oo aqoon iyo khibrad ulihi ka samayn karo faa’iido joogto ah iyo dhaqaale fiican.
suuqa forex waxaa ka shaqaysta dad kala duwan waxana ka mid ah dadka ka shaqaysta suuqa forex
1.dowladaha iyo bangiyada
2.bangiyada khaaska loo leeyahy
3.ganacsato iyo shirkado waa wayn
4. shacabka iyo dadka caadiga ah
5. ani iyo adi
SIDEE LOOGA SHAQAYSTAA FOREX?
Si aad uga shaqeysatid waxaad u baahan tahay:
1. Aqoon
2. Mobile ama Laptop
3. Internet
4. Lacag ugu yaraan 50$ doolar
SIDEE AYAAN U BARTAA QOONTA SUUQA FOREX?
Aqoonta suuqu forex uma baahna wakhti badan iyo shahaado jamacadey iyo mid school , keliya waxaad tilmaansataa goob aad ka helayso aqoon tayaysan iyo hab-raac hufan.
GUNAANAD
waa xirfad u baahan in aad waqti badan galisid dadaal badan iyo juhdi kaaga baahan
raadi xog baadn riix calamada cas
Igu yaraan meqa ayaa lagu barta
ReplyDelete50$ zhp
DeleteI am new student
ReplyDeletewelcome to k3som
Deleteforex
ReplyDeletein an barto aya rawa side aya ku baran kara macalin
nala soo xidhiidh wll
DeleteForox inaa Barto ayaa ubahana hay side ban ubarta
ReplyDeleteIna aan Barto Ayaan taba sidee ubaran kara?
ReplyDeleteHi
ReplyDeletePost a Comment