WAA MAXAY DROPSHIPING SIDEE U SHAQEYAA DROPSHIPING

 

Waa maxay dropshipping 

Drop shipping waa hab kamid ah hababka kala gadisan ee online lacag looga sameyo isla markaasna xaqiiqo ah

Drop shipping waa inaad furatid dukaan online ah isla markaasna aad furatid website e commerce ah oo ay dadka online waxa uga dalban karaan . Kadib marka alaabta lagaso dalbado aad usi gudbinaysid shirkadi alaabta soo sartey ama iska lahayd.

Sidee U Shaqeeyaa Ganacsiga Dropshipping ?

Tusaale

Waxaad furatay website lagu iibiyo alaabaha guriga lagu qurxiyo. Waxaad soo qadanaysa alaab taala suuqyada online sida alibaba, amazon iyo wixi lamid 

Waxad so qadanysa informationkeda oodhan sida sawirda iyo wixi lamid. Waxaad ku xayey sinysa facebook, google iyo meelaha wax lagu xayeysiyo 

Marka qof kaso dalbado websitekaga waxa uu  lacagta kuso dirya bankiga aad ku xidhey websiteka waxanad ibinaysa lacag ka qaalisan inta ay ibinayso shirkadu Hadii ay shirkadu ku iibinaysy 10$ adigu waxaad siinaysa 30$

Marka qofka uu kuso dhaco informationkisa sida addreska wadanka iyo wixi lamid ah adigana waxaad ugasii iibinaysa shirkadii alaabta haysay adigo siinaya kaliya 10$ 

20$ so hadheyna waxay ku dhacyaan jeebkaga 

faidada drop shippingka 

Kagama baahna dhaqaale badan inaad bilawdid Meelaksta oo ay macamishada joogan waad ka ibin karta alaabta  

Waa fudayd inaad bilawdo 

Ma lihid bakhaar dhab ah oo waxkasta waa online waana automatic 

Dropshipping-ku Wuxuu Ku Tiirsan Yahay 3 Tiir

Tiirka koowaad  waa badeecadda, kuwaas oo aad ka soo waaridanayso website-yo shiinays ah, oo uu ugu horreeyo Ali Express ama alaab-qaybiyayaal shiinees ah

Tiirka labaadna, waa website, kaasood uga baahan tahay inaad ku soo daabacdo badeecadaha aad rabto inaad iibiso, isla mar ahaantaana faa’idadaada aad ku saaranayso.

Tiirka sedexaadna, waa suuqgeynta,  waana tiirka ugu adag, 99% dadka ku jira goobtan ma garanayaan sida ay u suuqgeyn lahaayeen dukaankooda, suuqgeyntuna waa guusha dukaan kasta, la’aanteedana wax iib ah ma dhaceen.

 xalaal mise xaaram

Dadka Qaar Waxey Dhaheen Waa Xaaraan Ayagoo Cuskanayo Xadiiska Nabiga NNKH Uu La Wadaagey Saaxaabiga Hakam Bin Hizam :

“Do Not Sell What Is Not With You”.

“Ha Iibin Wax Aadan Heynin“.

TIRMIDHI, NO: 1232

Maadaama Dropshipping Ka Aad Iibineysid Alaab Aadan Heynin, Xadiiskan Baa Xaarantimiyey Qeyb Ka Mid Ah.

Inkastoo Uu Nabiga NNKH Uu Xaaraantimeeyey Iibinta Alaab Aadan Heyn Laakiin Waxaa Jiro Xadiiska Kale Marku Nabiga NNKH Uu Yimid Magaalada Madina, Waxaa Jirey Dad Si Hor Maris Ah U Iibsadey Timir Labo Ilaa Sadex Sano Kadib Loo Keenayo. Wuxuu Ku Yiri, Qof Kasta Oo Si Hormaris Ah Lacag U Bixiyey Badeeco Waadanbe Loo Keenayo, Waa In Uu Qeexaa.

SI AAD HESHO XOG BADAN DHEH click Here

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post