SIDEE KU DOORAN KARTAA KULIYADA JAMACADA AAD BARAN RABTO


Qofka ardayka ah marka uu soo dhameeyo dugsiga sare form4 ka waxa uu iswaydiyaa kuliyada uu baran lahaa jamacada "tusaale kuliyada ayaa layiri baro uusan qofkii jecleyn kadib waxaa dhici in uu bari kuliyadaas markuu soo dhameeyo dhaho kuliyadas ani majecleen ee qofbaa yiri baro" kuliyada jaamacad aad rabto in aad barato waa in ay katimada rabitaankaaga ama waxa aad jeceshahay si bari ku shaqaysigeda ugu raaxeesato waxaa jira shuruudo lagaaga bahan yahay marka aad rabto in aad doorato kuliyada adigu aad jeceshahay 
 1 JACEYL: jacaylka kuliyada aad rabto in aad barato hanoqoto mid hobigaaga ah mid aan cidna ku oran baro hanoqoto mid waligaa ku hamin jirtay in aad barato shaqadeedana aad ku raxeysan kartaa  
 2 FURSAD: fursado badan waa inee leedahay kuliyada aad jeceshahay markasta fiiri kuliyada fursadaheeda badan yihiin
 3 SHAQO MALEEDAAHY:shaqo maleedahay markaan kuleeyahay ma aha inaan  ku leeyahay shaqo malaha kuliyadaha shaqo wey lee yihiin lkn shaqoyin kooda ayaa kala tira badan 
tusaale meesha aad joogto fiiri kuliyada aad baraneyso shaqooyinkeda maku badan yihiin
 4  LACAG: kuliyada aad baraneyso waxa aad ubaratay in aad bari ku shaqeysid lacagna ka sameysid lacagta waxaa ka horeyso fursadaha iyo shaqooyinka meesha aad jogtid 

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post